Su'aasha 10aad

"Sidaan wada ognahay ee ay diintu inoo sheegeyso Nebi Maxamed sagaal naagood ayuu guursaday mid ka mida sagaalkaa naagood oo magaceeda Caasha la odhan jirayna waxay da'deedu ahayd sagaal jir markii uu Nebigu guursaday. Hadaba sidee baa Nebigu isagoo da'diisu ay konton jir ka weyn tahay uu isugu aaminay inuu gabadh yar oo sagaal sano jirta uu xaas ka dhigto oo uu la seexdo?"